La qabsiga Dhibaatooyinka Raadintaada Xaaskaaga, by Sheikh Calaa Elsayid
Sheekh Calaa Elsayed waxa uu kula talinayaa walaalaha guur doonka ah sidii loola tacaali lahaa halganka ay ku baadi goobayaan xaaska haddii aad tahay qof Muslim ah oo aan keli ahayn oo aad doonayso in aad la kulanto..