10 Talooyin Beddelka Farxadda Waxaa inoo soo jeedinaya Sheekh Waleed Basyouni
Waxaa sharaf iyo qadarin ii ahayd inaan dhageysto muxaadaro uu jeedinayay Sheekh Waliid Basyuuni – macalin cajiib ah oo aan aad ugu riyaaqay in aan wax ka barto alhamdulilah. Hoos waxaa ah qoraalkaygan kooban...